Posts

Showing posts from April, 2023

Corey Patrick

Image
Sheekada wiilkan 19jirka ah waa dhiirigalin go'aan iyo dadaal ah. akhriso... Wiilkan yar waa "Corey Patrick", wuxuu socod dheer subax kasta 10 ilaa 20 daqiiqo ugu lugeeyn jiray goobta baska dadweynaha laga raaco, si uu dugsiga sare u xaadiro. Maalintii qalinjabinta ayuu socodkiisii asagoo kujira waxaa sawirkaan ka qaaday gabadhii baska kuqaadi jirtay, waxayna soo dhigtay Facebook "Go'aanka iyo dadaalka waa muhiim"... qoraalkaas ayay dadka la wadaagtay. Waxaa arkay dad badan oo gabadha su'aalo ka weydiiyay. Waxay ugu jawaabtay "maalinkasta waan qaadi jiray, balse ma ogeyn inuu iskuul ka qalinjabin doono, waliba asagoo dharka qalinjabinta wadada la lugeynaya". Sheekada Ingiriiskeeda hoos ka akhrista yaanan idinka waaline. Corey Patrick: boredpanda.com Waxaa kuusoo haray Soomaalideena, arday badan ayaa maalin kasta iskuulka u lugeeya ayagoo aan xitaa heli karin baska uu Corey Patrick raaci jiray, waxaa intaas usii dheer 10 ilaa 20 daqiiqo iska dha...