Abdi Bile oo lagu soo dhoweeyey Muqdisho
Orodyahankii hore ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhoweeyey magaalada muqdisho si uu u daahfuro orodada gaaban ee dalka, oo lagu qabanayo km4.
![]() |
Guushii Caalamka |
Madaxweyne Farmaaho iyo Halyeey Abdi Bile |
![]() |
Ra'iisul wasaare Qeyre iyo Halyeey Abdi Bile |
Comments