Dhiiri galinta waxbarashada carruurta

Goobtani, waa meel lagu magacaabo Cadakibir oo sanadihii danbe loogu magac daray "Cadobarwaaqo", waxaan safar dheer u galnay aniga iyo koox macalimiin ah, sidii loo hormarin lahaa waxbarashada oo loo gaarsiin lahaa goobaha ay hadda ka fogtahay oo aan badneyn.

kooxda waxa ay ku xiran tahay jaaliyadda dalka sweden, oo inta badan gacan ka siisa qeybaha kala duwan ee hormarinta bulshada sida, waxbarashada, caafimaadka iyo hormarinta amniga.

waxaan maanta dhisnay iskuul balaaran oo ay fariisan karaan ugu yaraan 3,000 oo arday, balse wali uu dhismihiisii socdo.


Aniga iyo Da'yartii Cadakibir

Comments

Popular posts from this blog

TREASURE 16 JIR