Waajibaadka AMISOM
AMISOM, as a multidimensional Peace Support Operation, is mandated to:
- Reduce the threat posed by Al Shabaab and other armed opposition groups.
- Provide security in order to enable the political process at all levels as well as stabilisation efforts, reconciliation and peacebuilding in Somalia.
- Enable the gradual handing over of security responsibilities from AMISOM to the Somali security forces contingent on abilities of the Somali security forces.
- To continue to conduct offensive operations against Al Shabaab and other armed opposition groups
Hadaba qodobadaan kor ku xusan immisa ayay gaareen? Maxaa u hirgali waayay? Sidee loo baahnaa inay ula shaqeeyaan ciidanka xooga Soomaaliyee? Mana difaaceen, mise ayaga ayaan difaacnay?
Amisom waxaa ilaaliyay ciidanka Soomaaliyeed oo iyaga qudhooda ayaa nabadooda la sugay oo lagu marti qaaday goobaha gadaale ee dagaalka iyo goobaha gadaale ee goobaha difaaca, waxaa inta badan howsha qabta ciidanka xooga dalka oo ay waajib ku aheyd inay qabtaan, balse dhaliisha waxa ay ka imaaneysaa maalgalinta la siiyo AMISOM maxaa loo siin waayay ciidanka xooga dalka?, waxaa kale oo xusid mudan in mushaarka ay qaataan ciidamada shisheeye aysan qaadan ciidamada xooga dalka, waxaana ugu wacan maamul xumada iyo kala danbeyn la'aanta dalka ka jirta mudo aad u dheer.
Hadaba waxaa shacabka Soomaaliyeed iyo madaxda la gudboon inay ogaadaan faa'iidada ay leeyihiin ciidamada xooga dalka.
Comments