Hebeenkii Xidigo hoobadka
#Geminids
#Meteor_Shower
Hebeenkii Xidigo hoobadka 14 December Fiidkii hore caadi ayuu ahaa cirku lkn qiyaastaydii 12:00 PM ayay si rasmi ah u bilowdeen somalia waxayna xidiguhu daadanayeen ilaa 02:00 AM habeenimo, labadii saacdood ee daadashada aniguna waxaan ku mashquulsanaa inaan iyaga sawiro, kuwan aad arkeysaan waa xulka sawiradii habeenkaa aan qaaday oo boqol koor u dhaafayay, Goobtuna waa barxad cadaado caan ka ah oo layiraahdo "Haraaley"
Xidigo hoobadka "Meteor Shower" sanadkii mar ayuu ka dhacaa cirka, waxa uu la xiriiraa Cilmul falaka "Astronomy", markii ugu horeysay waxaa la'ikhtiraacay 1862-dii.

Comments
waa dhacdo aad u qurxoon
adventure