Posts

Showing posts from December, 2018

Re-branding Africa -Akon

Image
In the late 1980s, Africa archive turned into the wrong hand which is the exploitation of colonial powers, there are plenty African nations who have rich history but suddenly their pride become purse which have changed the eyes of the universe, all news, TV and social media publish the negative things of those countries including Somalia (Sharmarke: We have to tell our own stories, 2018). This world is all about marketing and branding, the number one branders in the universe is the United States of America, they made US seem like the best place in the world to be, the land of free, home of brave I go there and chase my dreams. We have to tell our own stories –directors, film makers, entertainers it’s going to be clearly your job, to redefine how people think about Africa. You are here, see what is going on the good, the bad and ugly what you choose to put up there is what the world is going to get, because I can tell you right now in Chicago Illinois –there are more people...

TREASURE 16 JIR

Image
"Ma ihi madow, waxaan ahay Caucasian" "Waxaan ahay cadaan, la ima dhihi karo madow -sababtoo ah waxkasta aan dareemayo ama sameynayo way ka duwan yihiin dadka madowga ah waxay sameeyaan"  Treasure, "Ma ihi Afrikaan, waxaan ahay Caucasian" sidaa waxaa yiri Treasure oo 16 sano jir ah, waxaa dhalay qoys Afrikaan ah, waxayna ku doodeysaa inay tahay gabar cadaan ah oo dhamaan dadka madow ka sareysa, Donald trump iyo Kim Kardashian ayaa ah dadka ay ka tusaale qaadato nolosheeda, gabadhan yar waxaa wareysi ku casuumay Dr.Phil oo xitaa isagii baa la yaabay sida ay u difaaceyso qofka aysan ahayn waligeedna noqon doonin, waxaa isla habeenkaas joogay qubaro dhanka cilmi nafsiga oo dhageystay sida ay gabadha yar ugu adkeysatay ahaanshaha qof cadaan ah iyadoo loo jeedo inay tahay qof madow oo Afrikaan ah. "waxaan dareemayaa in maqaarkeygu ka duwan yahay dadka madowga ah, waxaan dareemayaa wax aad u wanaagsan inaan ahay, taasoo micneheedu yahay cad...

CIDI KAAMA XIGTO

Image
Oraah soo jiidatay indho badan, “Cadaado cidi kaama xigto” –waxaa la hinisay 2010 xili ay deegaanka kusoo laabteen dhalinyaro wax soo baratay oo hami u qaba inay dhisaan/hormariyaan deegaanka ay kasoo jeedaan, waxaa xiligaa Soomaaliya ka jiray dowlad jamhuuriyad dimuqraadi ah, balse la filayay in federaal la noqon doono oo dhamaan dadka waxaa maskaxdooda ka guuxayay in la heli doono dowlad dhexe oo xoog iyo awood milatari leh sidii hore looga bartay dowladihii hore ee dalka soo xukumay, dhalinyarada waxay muujinayeen in Cadaado noqon doonto meel ay Soomaali oo dhami isugu timaado oo udub dhexaad ah –qabiil gooni ah aan ahmiyad siineyn balse loo siman yahay sida ka muuqata oraahda ay ka dhigteen halheyska, isla xiligii ay dhalinyarada howsha xooggeeda wadeen iyo wacyigalinta waxay la kulmayeen dhibaatooyin badan iyo mucaaradnimo aan loo meel dayin balse hadafkooda ayaa ahaa inaysan joojin howsha wanaagsan ay wadaan si mustaqbalka loo arko mireheeda. Cadaado 2017 Federaalkii l...