Posts

Showing posts from September, 2021

GREEDINESS IS AN AFRICAN DISEASE

1Minute Read By Collin Kuudzehwe SOCIALISM: You have two cows, and you give one to your neighbor. COMMUNISM: You have two cows, the government takes both and gives you milk. FASCISM: You have two cows, the government takes both and sells you milk. NAZISM: You have two cows, the government takes them and kills you. CAPITALISM: You have two cows, you sell one and buy a male. You multiply your cows and there is economic growth. You sell them, you retire and you live on your profits. MODERN CAPITALISM: You have two cows, you sell one and buy a male. You multiply your cows and you buy those of your neighbors. The latter become your shepherds, you pay them in monkey currencies and they die poor. AMERICAN SOCIETY: You have two cows, you sell one and you have to make the other one to produce milk like 4 cows. By dint of producing beyond her capacity, she dies. You take a consultant to understand this death. FRENCH SOCIETY: You have two cows, you go on strike because you want a third. GERMAN SO...

Maslaxo Qaran -Rowda Olad

3Minute read Article Author: Rowda Olad  Bismillaah, Waxaa muuqata in dalku galay xaalad qatar ah oo u baahan in laga badbaadiyo.  Waxyabaaha aan ku arkay Soomaaliya waxaa iigu xanuun badan:  La-taliyayaasha  madaxda dalka amase qofka masuulka ah xilkuu doonaba ha hayee in uu san ka qaban karin qataraha keenaya burburka dadkeena iyo dalkeena. Uma sheegaan sax iyo qalad ee qaarbaaba u sacaba tuma ayaga oo dantooda fiirsanaya.  Waxaase ka sii daran kuwa siyaasad ama dan ka sii dhex raadinaya arrimaha masiiriga u ah Jiritaanka Soomaaaliya iyo Soomaalinimada. Waa muuhiim in qofkasto oo saameyn leh amase lataliye la dhageysta ah in uu lahaado aragti fog oo marnaba siyaasiga  uu san kayeelin, ogana digo go’aan kasta oo dhibaato keenaya.  Inta damiirka dadnimo ay ku hartay oo  dantooda ugu weyn tahay badbaadinta dalka iyo dadka ha u istaagaan in ay ka hortagaan waxkasta oo keeni kara dib u noqosho. Maxaa ka dhalan kara siyaasadda af isku weeraraka ah iyo...

Galmudug

2 Minute read Article Author: SharmaarkeHM  ... Galmudug Waxaa lagasoo maray dhib aan yareyn, wali wuxuu u baahan yahay in la ilaaliyo oo lama mid aha maamul goboleedyada kale. Xukuumaddii madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud ayaa dadaal badan ku bixisay -qaas ahaan wasiirkii arrimaha gudaha Cabdiraxmaan Odawaa. ...waa taariikh dheer oo u baahan in si gooni ah looga sheekeeyo intii maamulku uu ku shaqeynayay Cadaado oo ahayd xarun kumeelgaar ah. Maanta Isqab-qabsi dheer iyo haadaamo lagasoo gudbay, maanta waxaa dib u bilowday is aruursi iyo diyaargaroow ay sameynayaa culumadii xukumi jirtay gobolada dhexe qeybo ka mid ah. Waa qatar kale oo weyn in la abaabulo xasarado la mid ah kuwii lasoo maray. Culumadu waxay hanteen quluubta dadyow badan oo Galmudug awood ku leh -Guriceel, Dhusamareb, Cabudwaaq, Cadaado, Galkacyo iyo deegaano kale. Waxaa laga yaabaa inay helaan dhageystayaal aad ugu xiran oo fuliya amarada loo baahan yahay maanta inay ka hirgalaan gobolada dhexe ee Soomaaliya. La...