Woman as intelligent human Get link Facebook X Pinterest Email Other Apps May 15, 2022 2Minute readWoman as intelligent human... loading Get link Facebook X Pinterest Email Other Apps Comments
Dhiiri galinta waxbarashada carruurta December 25, 2017 Goobtani, waa meel lagu magacaabo Cadakibir oo sanadihii danbe loogu magac daray "Cadobarwaaqo", waxaan safar dheer u galnay aniga iyo koox macalimiin ah, sidii loo hormarin lahaa waxbarashada oo loo gaarsiin lahaa goobaha ay hadda ka fogtahay oo aan badneyn. kooxda waxa ay ku xiran tahay jaaliyadda dalka sweden, oo inta badan gacan ka siisa qeybaha kala duwan ee hormarinta bulshada sida, waxbarashada, caafimaadka iyo hormarinta amniga. waxaan maanta dhisnay iskuul balaaran oo ay fariisan karaan ugu yaraan 3,000 oo arday, balse wali uu dhismihiisii socdo. Aniga iyo Da'yartii Cadakibir Read more
OFFICIAL: Messi wins the 7th BallonDo'r November 29, 2021 The 7th Ballondor award goes to Leonel Messi. Read more
TREASURE 16 JIR December 03, 2018 "Ma ihi madow, waxaan ahay Caucasian" "Waxaan ahay cadaan, la ima dhihi karo madow -sababtoo ah waxkasta aan dareemayo ama sameynayo way ka duwan yihiin dadka madowga ah waxay sameeyaan" Treasure, "Ma ihi Afrikaan, waxaan ahay Caucasian" sidaa waxaa yiri Treasure oo 16 sano jir ah, waxaa dhalay qoys Afrikaan ah, waxayna ku doodeysaa inay tahay gabar cadaan ah oo dhamaan dadka madow ka sareysa, Donald trump iyo Kim Kardashian ayaa ah dadka ay ka tusaale qaadato nolosheeda, gabadhan yar waxaa wareysi ku casuumay Dr.Phil oo xitaa isagii baa la yaabay sida ay u difaaceyso qofka aysan ahayn waligeedna noqon doonin, waxaa isla habeenkaas joogay qubaro dhanka cilmi nafsiga oo dhageystay sida ay gabadha yar ugu adkeysatay ahaanshaha qof cadaan ah iyadoo loo jeedo inay tahay qof madow oo Afrikaan ah. "waxaan dareemayaa in maqaarkeygu ka duwan yahay dadka madowga ah, waxaan dareemayaa wax aad u wanaagsan inaan ahay, taasoo micneheedu yahay cad... Read more
Comments