Posts

Corey Patrick

Image
Sheekada wiilkan 19jirka ah waa dhiirigalin go'aan iyo dadaal ah. akhriso... Wiilkan yar waa "Corey Patrick", wuxuu socod dheer subax kasta 10 ilaa 20 daqiiqo ugu lugeeyn jiray goobta baska dadweynaha laga raaco, si uu dugsiga sare u xaadiro. Maalintii qalinjabinta ayuu socodkiisii asagoo kujira waxaa sawirkaan ka qaaday gabadhii baska kuqaadi jirtay, waxayna soo dhigtay Facebook "Go'aanka iyo dadaalka waa muhiim"... qoraalkaas ayay dadka la wadaagtay. Waxaa arkay dad badan oo gabadha su'aalo ka weydiiyay. Waxay ugu jawaabtay "maalinkasta waan qaadi jiray, balse ma ogeyn inuu iskuul ka qalinjabin doono, waliba asagoo dharka qalinjabinta wadada la lugeynaya". Sheekada Ingiriiskeeda hoos ka akhrista yaanan idinka waaline. Corey Patrick: boredpanda.com Waxaa kuusoo haray Soomaalideena, arday badan ayaa maalin kasta iskuulka u lugeeya ayagoo aan xitaa heli karin baska uu Corey Patrick raaci jiray, waxaa intaas usii dheer 10 ilaa 20 daqiiqo iska dha...

Woman as intelligent human

 2Minute read Woman as intelligent human... loading

Xagee ka timid Calaamadda Dollarka "$" ?

Qore: Yahya Amir Xagee ka timid Calaamadda Dollarka "$" ? inta badan wadamada Caalamku waxa ey calaamad uga dhigaan Lacagtooda Xarafka ama labada Xaraf ee ugu Horeyso. Laakin Dolarka Xarafka "D" loogama dhigin ee waa "S" mana ahan State sida Dadka qaar u maleeyaan.  Hore waxaan Bogeeyga FB idiinkugu soo qoray halka uu ka yimid magaca Dollar, maantana waxaan soo koobaa Calaamadda Dollarka ee $. Qornigii 16aad Markii Spain ey qabsatay Koofurta America ayey Dhacday Hantidii ey lahaayeen Dadkii Asalka ahaa ee halkaa degenaa Gaar ahaan Dahab farabadan, Dadkii badankiisana waa laayeen. dhulkiina waxa ey siiyeen Magacyadoodii sida Mexico, Peru, Bolivia  iwm.  waxa ey sameeyeen Lacgta 8da qeybood ee " Peso de Ocho" Ps,  pieces of eight. ( F.S: 1aad).  Lacagtoodii loo soo gaabiyay magaceeda "Ps" ayaa qiimo yeelatay. P iyo S ayaa la is dhaxgalyay markii Dambe, hadana P ayaa dheeraatay waxaa lagu bedelay hal xariiq ama Labo xariiq in la dhaxgaliyo...

OFFICIAL: Messi wins the 7th BallonDo'r

Image
The 7th Ballondor award goes to Leonel Messi.

GREEDINESS IS AN AFRICAN DISEASE

1Minute Read By Collin Kuudzehwe SOCIALISM: You have two cows, and you give one to your neighbor. COMMUNISM: You have two cows, the government takes both and gives you milk. FASCISM: You have two cows, the government takes both and sells you milk. NAZISM: You have two cows, the government takes them and kills you. CAPITALISM: You have two cows, you sell one and buy a male. You multiply your cows and there is economic growth. You sell them, you retire and you live on your profits. MODERN CAPITALISM: You have two cows, you sell one and buy a male. You multiply your cows and you buy those of your neighbors. The latter become your shepherds, you pay them in monkey currencies and they die poor. AMERICAN SOCIETY: You have two cows, you sell one and you have to make the other one to produce milk like 4 cows. By dint of producing beyond her capacity, she dies. You take a consultant to understand this death. FRENCH SOCIETY: You have two cows, you go on strike because you want a third. GERMAN SO...

Maslaxo Qaran -Rowda Olad

3Minute read Article Author: Rowda Olad  Bismillaah, Waxaa muuqata in dalku galay xaalad qatar ah oo u baahan in laga badbaadiyo.  Waxyabaaha aan ku arkay Soomaaliya waxaa iigu xanuun badan:  La-taliyayaasha  madaxda dalka amase qofka masuulka ah xilkuu doonaba ha hayee in uu san ka qaban karin qataraha keenaya burburka dadkeena iyo dalkeena. Uma sheegaan sax iyo qalad ee qaarbaaba u sacaba tuma ayaga oo dantooda fiirsanaya.  Waxaase ka sii daran kuwa siyaasad ama dan ka sii dhex raadinaya arrimaha masiiriga u ah Jiritaanka Soomaaaliya iyo Soomaalinimada. Waa muuhiim in qofkasto oo saameyn leh amase lataliye la dhageysta ah in uu lahaado aragti fog oo marnaba siyaasiga  uu san kayeelin, ogana digo go’aan kasta oo dhibaato keenaya.  Inta damiirka dadnimo ay ku hartay oo  dantooda ugu weyn tahay badbaadinta dalka iyo dadka ha u istaagaan in ay ka hortagaan waxkasta oo keeni kara dib u noqosho. Maxaa ka dhalan kara siyaasadda af isku weeraraka ah iyo...

Galmudug

2 Minute read Article Author: SharmaarkeHM  ... Galmudug Waxaa lagasoo maray dhib aan yareyn, wali wuxuu u baahan yahay in la ilaaliyo oo lama mid aha maamul goboleedyada kale. Xukuumaddii madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud ayaa dadaal badan ku bixisay -qaas ahaan wasiirkii arrimaha gudaha Cabdiraxmaan Odawaa. ...waa taariikh dheer oo u baahan in si gooni ah looga sheekeeyo intii maamulku uu ku shaqeynayay Cadaado oo ahayd xarun kumeelgaar ah. Maanta Isqab-qabsi dheer iyo haadaamo lagasoo gudbay, maanta waxaa dib u bilowday is aruursi iyo diyaargaroow ay sameynayaa culumadii xukumi jirtay gobolada dhexe qeybo ka mid ah. Waa qatar kale oo weyn in la abaabulo xasarado la mid ah kuwii lasoo maray. Culumadu waxay hanteen quluubta dadyow badan oo Galmudug awood ku leh -Guriceel, Dhusamareb, Cabudwaaq, Cadaado, Galkacyo iyo deegaano kale. Waxaa laga yaabaa inay helaan dhageystayaal aad ugu xiran oo fuliya amarada loo baahan yahay maanta inay ka hirgalaan gobolada dhexe ee Soomaaliya. La...